Dowlada Somalia oo shixnad Daawo ah ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawrro)

Wasiirka Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi la socday ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyey magaalada Baydhabo oo shalay Al-Shabaab ay labo qarax ka fuliyeen. Xildhibaan C/rashiid Gaboobe oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka qaybna ka ah wafdiga wasiirka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in iyagoo fulinaya amarkii Madaxweynaha ay tageen magaalada … Continue reading Dowlada Somalia oo shixnad Daawo ah ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawrro)